Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo kororsaday muddo xileedka Maamulka Galmudug

Shir ay maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu ayey Golaha wasiirada isku raaceen in muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale iyo Madaxa Xukuumada laga soo bilaabayo markii ay heshiiska ku saxiixeen labada dhinac Dalka Jabuuti ee la isku daray maamulkii Ahlu-Sunna iyo Galmudug Decembar 2017. Waxaa shirkan gudoomiyey Madaxweyne Axmed Ducaale … Continue reading Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo kororsaday muddo xileedka Maamulka Galmudug